Qaabka loogu cadeeyo dhuxusha ilkaha xog buuxda

Waxay raadiyaan dad badan wax ay ilkaha ku cadeeyaan laakin maanta waxaa kuu tilmaamaynaa wax aad u weyn oo aad ilkaha ku cadayn kartid.

dad badan oo ka mid ah dhakhtarada caalamka ayaa sheegay inay tahay dhuxusha waxyaalo lagu nadiifin karo ilkaha midda ugu fiican, waxay sheegeen inay si fiican u cadayn karto ilkaha, waxay tirtiraysaa madowga ilkaha ka imaan kara shaaha ama qaxwada, sidoo kale ma aha wax dhib u keeni kara ilkaha, waxaa la samaynayaa sida soo socota inta la shiido ama la burburiyo dhuxusha markaas ayaa lagu darayaa malab kaddib waxaa la keenayaa buraashka ama cadayga markaas ayaa lagu nadiifinayaa ilkaha.

Recent Posts

Updated: August 13, 2016 — 8:54 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. Waad mahadantihiin walaaladay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme