Maxaa keena madax-xanuunka sidee loo joojin karaa

madax-xanuunkaMadax xanuunka dad badan ayuu ku dhacaa dadka qaarkooda aad buu ugu dhacaa dadna waa ku yar yahay, maanta waxaan kuu soo gudbinaynaa daawo fudud oo aad isaga ilaalin karto madax-xanuunka, haddii uu madaxa ka xanuunaya gadaal waxaad u baahan tahay nasasho waa inaad nasataa waxa aad ka fikirayso joojisaa, haddii uu yahay madaxa xanuunka meesha kore waxaad u baahan tahay biyo iyo cunto jirkaaga cunto ayaa ka maqan, haddii uu yahay meesha hore indhaha korkooda waxaad u baahan tahay hurdo,  waxaan rajaynaynaa arintaan inaad share garaysid si dad badan ay uga faa’idaystaan.

Recent Posts

Updated: September 10, 2016 — 7:16 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme