Jabtada waa maxay ma laysku daartaa

Cudurka jabtada waa cudur caan ah, oo aad ugu faafsan dunida, qofka jabtada ku dhacdo wuxuu la kulmaa gus xanuun iyo dhacaan badan oo boqa guska ka soo daata, sidoo kale cuncun badan, jabtada waxay ka timaadaa marka ay uu ninka naag u tago oo iyada cudur qabta gaar ahaan xubnaha taranka, bagteeriyada naagaha cambarkoda waxaa laga yaabaa ninka inuu jabto ka qaado, haddii aad isku aragto dhacaan oo guskaaga ka socdo waxaad ogaataa inaad ku dhacday cudurka jabtada ah, waxaa lagaa rabaa marka aad xaaskaaga u galmoonayso inaad iska nadiifiso marka aad galmada dhamaysato, sidoo kale aaskaaga waa inay ku dadaashaa nadaafada cambarka

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme