Dixriga jirka inuu galo maxaa keenaya

Jirkaaga inuu galo tixri maxaa sababa

tixriga muxuu jirka ugu dhashaa
waxaa sababa jirka dadka inuu dixri ku dhahso arrimahan soo socda:
dhaawacyada jirka inaanan la daryeelin taas waxay keenaysaa tixsiga marka uu fuulo inuu ukumo ku dhaafo markaas oo tixiri ka dhasha meesha.
qofka inuu cuno cunto wasakh ah oo maantoo dhan furan aan doboolnayn, siiba ukumaha tixsiga marka ay ku dhacaan.
qofka inuusan nadiifin sanka iyo dhegaha, taas waxay keentaa txisiga inuu fuulo meelahaas marka uu u gudbiyo ukumihiisa jirka gudaha
biyaha wasakha in la cabbo
dharka inaan la daryeelin aan dhaqin aannu la feeraynin, tixiga wuxuu ku dhalaa ukumihiisa dharka aan la dhaqin

meelaha oo cudurka dixriga jirka waa wadamada aadka u kulul afrika Australia
meelaha uu kaga dhaco jirka
waa sanka dhegta xubnaha taranka  caloosha dhuunta.
sida lagu garto inuu jirkaaga dixiri ku jiro waa cuncun daran inaad kala kulanto meelaha qaarkooda, malax inay kaaga soo baxado jirka meelaha bararsan oo cuncunka aad ka dareemayso.

marka tixrigaas caloosha uu gaaro qofka waxaa qabanaya calool xanuun daran iyo matag yaqyaqsi daran, mararka qaarkooda waxaa ku dhacaya shuban daran oo aan joogsi lahayn, sidoo kale wuxuu ka dareemaa ur qurmuun jirka ama afka ka soo go’aya, sidoo kale tixrigaas wuxuu galaa xayawaanka sida ariga lo’da geela eyga mukulaalaha dhamaan xoolaha oo dhan wuu gali karaa.

sidee looga soo bixiyaa jirka

waxaa ugu fiican in laga xiro hawada meesh aad ka dareento inuu tixri galay ama ku dhashay waxaa la marinayaa vasaliin kaddib meesha ayaa soo bararaysa sida sawirka ka muuqata markaas ayaa la soo riixayaa kaddib wuu soo baxayaa, sidoo kale kabaabyo ayaa la marin karaa meesha markaas ayaa meesha ayaa si xoog loogu majiijinayaa.

haddii qofka uu ka tago inuu iska daaweeyo cudurkan wuxuu keeni karaa inuu xubnaha qaarkooda ay waayaan xiriirka jirka markaas waxaa ka imaan karo geeri , marka ma aha in la fududeyso, cudur xun, tixirga dabada, jariiriso, cudur daran, bukaan, af urka dadka ku dhaco waxaas oo dhan isaga ayaa keeni kara.

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme