Cuntadan kacasi ayay kuu keenaysaa

cunto macaan

Vitamiinka

Raashinka raga iyo dumarkaba wuu kiciyaa siiba marka raashinka uu yahay mid nafaqo leh oo burutiin badan ku jiro, cuntada raga kacsiga u kordhiso waxaa ka mid ah bariiska iyo hilibka caanaha ukunta qudaarta iyo macmacaanka, qofka rabo inuu kacsigiisa yareeyo waxaa la rabaa inuu ka fogaado cuntadan noocan oo kale ah, soonka waxaa loo amray dhalinyarada aan haysanin qarash ay naag ku guursadaan waa in kacsigooda damo, soonka wuxuu damiyaa qooqa ninka , basasha ayaa ka mid ah iyo basbaaska waxyaalaha kacsiga ninka iyoo naagta kor u qaado, haweenka kacsi la’aanta ka sheeganayo hadday basbaas badsadaan kacsi ayay ka heli doonaan

cuntada kacsiga

cuntada nafaqada leh

maxaa lagu kacsadaa

qooqa maxaa keeno

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme