Sida ugu fudud loo naaxi karo

cuntada naaxa

Raashiinka lagu cayilo

 

Qofka u baahan inuu cayilo qaab sahlan ayuu ku cayili karaa haddii uu sidaas sameeyo waxa lagu cayilo cunto keliya maha, ee waxaa lagu cayilaa waxyaabo badan marka ay iskaashadaan, waxaan kuu tirinayaa waxa lagaa rabo inaad samayso haddii aad rabto inaad buurato waa sidan soo socota:


  1. Hilibka oo dufanka leh
  2. Kalluunka
  3. Qudaarta oo dhan
  4. Badarka sida baastada bariiska
  5. Caanaha oo subagga leh
  6. Cuntada oo si fiican loo calaanjiyo
  7. Biyaha badan
  8. Cabditaanka oo sokorta leh
  9. Macmacaanka guud ahaan
  10. Bataatiga duban

Intaas waxaa kuu sii dheer nasasho iyo hurdo badan

qofka sidaas sameeyo shaki kama taagna wuu cayilaa, haddii uuna xanuunsanayn, naag iyo ninba wuxuu yahay, bas cayilka naagaha ayuu ku fiican yahay, ragga waxaa ku fiican inay dhisnaadaan,

sidoo kale waxaad ka fogaataa daawada lagu buurto, dhib weyn ayay keentaa xagga caafimaadka

maxaa lagu cayilaa

cayilka jirka

daawada cayilka

sidee loo buurtaa

cuntada lagu naaxo

Recent Posts

24 Comments

Add a Comment
  1. Asc ad bad u mhdsnthn wxn jeclan laha inan miisankeyga kordhiyo wxn ahay gabar da.deduna wa 18 misnkana 42 dhirirkna 156 wlh ad ban u dhuubanahay wax walba an sameyo wn cayili la.ahay inkasti cunto qaadashada

    1. Walaal hurdadadaaka miyay yar tahay ? fikirkaaga miyuu badan yahay haddii jawaabta ay haa tahay iska yareey fikirka badan huradanada badso, sidoo kale cuntada degdeg ha ku cunin qudaarta badso

    2. Naima mataan dhakhtarku talo fican bu ku siyey midbaan kugu daraya Hadii Aad tahay gabar am a inaan Gurso Insha Allah markaas Waad cayilaysaa

    3. Abdalla Qablan 90 771745

      asc sxpyal wxn ahy wiil da.diisu thy 20jir laf na leh hdana dhuban oo caato ah mrka seen jirkyga udhisa una buuxshaa

      1. sxb wllhy isku da,na waa nahay sidaa aad sheegtay waan laf baan leeyahay waana dheerahay sidoo kale waan dhuubanahay ma garanayo wax kasta waan sameeyay waanan cayili waayay kaliya inaan dhakhtar u tago uun baa ii hadhay

    4. asc sxpyal wxn ahy wiil da.diisu thy 20jir laf na leh hdana dhuban oo caato ah mrka seen jirkyga udhisa una buuxshaa

  2. Asc wlalayal wa mahadsan tihin inbadan wll waxan ahay wiil 19 jir ah hadane caato Ayan ahay maxa sameya ina cayilo ayan raba mida kale hurdadeyda mabadna cunta cunkeygana mabadna marka talo isiiya

    1. hurdada waxay ku xiran tahay fikirka firka iska yareey sidoo kale fikirka badan wuxuu reebaa cuntada

  3. Asc wallo aad ayaad umahadsantihiin talooyinkaad na siisena wanqadanaynaa insha allah.wallo waxaan rabaa inan idinwaydiyo wall dadaydu 25year dheerkayguna 1,78m waxaana ahay 50g waxaan raba misankayga inan kordhiyo lkn macuno badan wayo ama teed umahayo maxaad ugu latalin lahaydeen? Waad mahadsantihiin

    1. walaal waxaad cuntaa waxyaalaha abiteedka fura sida baskaabska liinta dhanaan marka raashinka aad cunayso

    2. biyo badan iyo nasasho iyo war warka oo ad iska yareyso haduu ku hayo iyo jimicsi hadaad karaysid inaad dhidid iska keentid galmana iska ilaalisid iyo wax biyo bax ah iyo khudaaarta cagaarka sida moooska iyo tufaaxa

  4. Hej tack la talintiina hno wxn idin waydiinayaa cuntada saliida leh ma cuno baradhada dubanna ma cuno iyo hilibka lkn khudaarta wn cunaa intaa maku cayili karaa???

    1. asc wll waxan ahy nin 24jir ah marka waan caataysanahy habeenkiina ma casheeyo mrka mxn isku naaxin karaa.

    2. nej det gör inte tack

  5. Asc sxp anigu waxan rapaa inad ii sheegtaan miisanka waxan ku kordhiyo sabab ta oo ah mudo hada 4 sana ah miisan kaygu ma dhaafin 50kg -52kg , xaga hurda dayduna aad bay ufiican tahay hadaan doono 15saac oo isku bixisa wan hurdayaa . Wax walpana cunay oo la yidhaaho waa lagu cayilaa . Meel I xanuunasana garan maayo

    1. hhhhhhhhhhhh sxb wllhy waxa ku haysta anaa kula qaba 64 ma dhaafin imika mudo 3sano ah

  6. Ugaas anigu aadban qaliir u ahay waan jclanlaha in aan in yar ka fiicnado hadana mar waliba oo aan rabo in aan wax sameyo ilaah baan xasuustaa

  7. Hmmmmmmmm wcs somali wiilala iyo gabdho marka hore waan idina slmya sln kadiba lanbarkoona wxd ka cabaneeysana aniga ayaa bari ama sidaan ookle ahaani jirdhay lkn hda kaan ka gudbay go aan adag kadiba
    Lanbar 1 wxaan latalina ama informatioin kasiina kafka ka cabanaayo inoo kiisaankiiso kurdhkurdhiyo hno wxd sameeysa 1 koowa qoreeco 2 qadada full kadhiga wxd bdsta tofaxa oradkan iska yareeya 2week gudo hooda wxd arki donta isbadal dhab ah

    Mida 2 dadka caatad ama qaliirka ah wxaan idin jeegaya qof ku dhashay ma laha cayiilka ama boorida marka hore Be cool iska dhiga fikirka iska dhafa sida alah caatan ah amaana naxuun qabaa taas ayaad kamida ah fikirka maskaxda ama sawirka maskaxda hadads ku borgaraamiso waa dhib weeyna wakhtigaaga fullka ah hasiinina haldaqiiqo aadku fakirto wax negativ ah waqtiiga wxda ku dhomisa howlahada malinlaha ah habeeni adiguu dalan ayd sariirta ku dhaci maba fikireeysida,
    3 cunto full ah cuna
    Suuligaaga habadnaado
    Hadoo amateeka ka xeran yahay cuna wx yare oo mac macaana ah cun ha isku qasbina cuno Adan cuni Karina
    2week gudohooda wxd arki doonta isbadal aad oweeyna
    Thnks dhamaani tiina
    Waa fikradii doctor Alykes from germany

  8. Mudanayan iyo marwoyin waxa lagu lagu calilaaa cano iyo timir lesku shiiday iyo powderka

    1. Haddey Sax tahy insha allah wan cayili Mar walpo an capaaa lkn walaalo powderka maxa Ula jeeda

  9. asc walal dadku waxey ka sheganeyan caatonimo lkn Anig cayil aa ka sheganaa dadeyda waa 26 jir mise dadka waxey imodan 40 jir dumarka da da yara wet igu qaldaman ma shukansan kari sababto ah qof laf weyni iyo cayil island hesta ban ahey shaqadeda wey badanthey fadhigega mabadno misane miizaankega was dhimi LA ahey bal talo half isiyo run ahanti dadku market idhahan nin odey ah ba they aad bn uga xumadan side dadeeda uga ekan kara wax waliba ilahey ba dad kadhige

  10. jwb degdeg ah

  11. najma mataan
    waxan igu dari laha
    inay badsatoh
    Wasmada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme