Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya

magacaygu waa ahlaam waxaan ahay 18 jir waxaan jecelahay qof isaguna ii jecel si kadaran sidaan u jecelahay mudo sadex sano ah wuxuu isoo bandhigtey guur anigana waxaan ka cabsanayaa walidkeey waayo hooyadeey waxaan ka dareemaaa diidmo iyo kalsooni daro ka dhan ah wiilkaas hadii aan u bandhigo go.aan kasoo ah guur waxaan ka cabsanaaya ineey diidaan waayo waa qof yar waxayna moodayaan inaanu masuuliyad iga qaadi arin isaga da.diisu waa 20 jir marka ila taliya asxaabeeyuuu

Recent Posts

Updated: September 21, 2016 — 6:06 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. waxaan donaya taladiina waxan leeyahay 3reer hadana waxan rabaa inaa guursado naag lacag leh waxaana uguursa rabaa lacag aawgeed ila taliya asxeebeey talada waa muhiime

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme