Bigrada toliinka fircooniga ayaa layga furay ma dhibaa ila talitya

Waxaa i guursaday wiil wuxuu awoodi waayay inuu i bigra jabiyo lix ku dhowaad waan is qabnaa aniga fircooni ayaan u gudanahay wiilka wuxuu igula taliyay inaan isbitaalka tago, dakhaatirta isbitaalka waxay iga fureen tolmada gudniinka, kaddib waxay i soo siyeen gus bambiiro ah ama gus caag ah waxay igu dheheen midkaas ku fur markaan isticmaalay wuu galay laakin ninkayga haddana wuu awoodi waayay inuu dhamaytiro ma ka soo qaadan karaa mid ka weyn si aan ugu furo si fican ila taliya khayr Ilaahay ha idin siiyee, sweden baan ku noolahay

Recent Posts

Updated: January 21, 2016 — 3:53 PM

2 Comments

Add a Comment
  1. Waxaa habboon inuu ninka naagtiisa si dabiici ah u furo hadduu awoodi waayo dhakhtarad ayaa u furayso, iyadoon la eegaynin waxa lagu furayo, laakin waxaa yaab leh nin bigrada caadiga ah furi la’ hadhow sidee buu naagtiisa u qancin karaa?!!

  2. MARKA GUS CAAGA OO KA WEYN GUSKA NINKAAGA AAD ISTICMAASHO SIILKAAGU WUU LA QABSANAYAA WUU FAAXAYAA WUU BALAADHANAYA MARKA GUS KAYAR LAGU GELIYO WAXBA KUUMA TARAYO KUMA KACSI TIRAYO WIXII WEYNAYAA EED BARATAY AYAAD DOONAYSAA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme