Nin aanan rabin baa la igu dari rabaa

Aniga waxaan ahay gabar wali la guursan waxaa la i siiyay wiil qaraabo nahay, waa la igi dari rabaa anigana ma arbo maxaayeelay qaabkiisa kama helin maxaad igula talin lahaydeen walalayaan aad baad u mahadsan tihiin

Recent Posts

Updated: November 9, 2015 — 4:03 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme