Maxaan ku sameeyaa geedkayga markasta wuu iska kacaa

Walaalayaal waxaan idinka rabaa talo wanaagsan waxaan ahay nin aad u kacsi badan xiniinyaha ayaa i barara kacsi dartii marka aan biyaha iska saaro saacad kaddi kacsi sii kulul ayaa ii imaanaya, waxaan la yaabnahay kacsigaas waxa ii keenay waxaan jiraa 16 sano waxaan ahay nin xumaan rabin bahalkayga ma damo culays buu igu hayaa waxaan idinka codsanayaa inaad si fiican ila talisaan.

ma jirtaa daawo damin karta ilaa aan ka guursanayo malasee adeegsan karaan daawooyinka noocaas ah

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme