Riyada lagu biyabaxo oo galmada la arko ma nimanka keliyaa

Sida la ogyahay ninka markuu qaanqaadho wuxuu arkaa markuu hurdayo naag qaawan ama isagoo naag u raaxaynayo, marka uu arko riyadas, waxaa dhici karta inuu biyabbaxo, dhalinyarada badankooda way araakn, waxa su’aal iga ah naagaha ma arki karaan riyo galmo ama raaxo jawaab baan rabaa aadna waad ugu mahadsan tihin webkan qiimaha badan

Recent Posts

Updated: April 5, 2016 — 3:32 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. Riyada marka ay la xiriirto galmo ama raaxo inta badan macne ayay leedahay haddii aan biyabbax jrin, laakin haddii qofka uu biyabbaxo waa riyo shaydaan sabab u ah,
    riyada biyabbaxa ragga gaar kuma ah, waxaa kaloo riyooda naagaha qaarkood, siiba naagaha dareenkooda xoogga leh, waxaan ka akriyay kitaab qadiin ah gabar inay ku riyoon jirtay dameer iyada u tagayo markaas ayay sidaas ku biyabbixi jirtay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme