Waxbarashada sideen ku gaari karaa ii sheega asxaabeey

Waxbarasha ayaan
Rabaa in
Layga caawiyo

walaalayaal wax inaan barto ayaan rabaa maxaan sameeyaa maxaan ka bilaabaa dadka jaamacadaha ka soo baxay ayaan ka rabaa jawaab raaxo leh oo wacan waa idin tuuga saaxiibayaal

Recent Posts

Updated: September 24, 2016 — 8:29 AM

2 Comments

Add a Comment
  1. waxbarashada guud ahaan waxay u baahan tahay dadaal iyo go’aan adag iyo inaan waqtiga layska luminin

  2. Waxbarazho Waa in Aad udadaasha sidii Aad
    Unoqon lahavd Qof horumar gaadha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme