Waxbarashada ayaa igu adag gaar ahaan akhriska ila taliya

waxbarashada ayaa igu adak aqriskana waan necbahay ila taliya aadna waad u mahadsan tihiin dadka inoo sameeyay webkan qiimaha badan khayr Alle ha idinka siiyo

Recent Posts

Updated: November 11, 2016 — 2:59 PM

2 Comments

Add a Comment
  1. cabdirahman bile gurigube

    mansha’allah alla khayr badan ha idin siiyo waana mahad san tihiin walaalayaal

  2. Abdirahman Bile Gurigube

    aad iyo aad bad umahad santihiin walalayal.
    halkaasna kasii wada talooyinka shacbiga gaar ahan ardayda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme