Wax ma xafidi karo aad baan ugu dhibtooda ila taliya

Aniga markaan yaraa caadi baan ahaan, wixii aan akhriyo dhowr jeer waan xafdi jiray, laakin hadda markaan guursaday oo aan ilmo dhalay xafidka ayaa iga tagay ma aoodo inaan wax xafido ila taliya

Recent Posts

Updated: April 3, 2016 — 7:36 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. xafididda waxa reebo inta badan waa mashquulka maskaxda, isku day inaad iska ilaaliso waxyaalaha aadka kuu mashquuliya, waxaa ugu fiican xilliyada wax la xafido marka aad hurdada ka soo kacdo oo jirkaaga uu si fiican u nasto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme