Ganacsiga haddaan baran rabo maxaa layga raba

Waxaan rabaa inaan dhigto jaamacadda qaybta ganacsiga maxaa la iga rabaa inaan si fiican kaso, sidoo kale jaamacadda qaybta ganacsiga ama tijaarada naagaha maku habboon tahay, ama raga ayay ku fiican tahay , dad badan baa waxay igu dhaheen gabdhaha waxaa ku habboon caafimaadka siiba jirrooyinka haweenka iyo caruurta ama kalkaalisanimo, talo ayaan idinka rabaa idinkoo mahadsan

Recent Posts

Updated: November 10, 2015 — 6:31 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. Ganacsi wuxuu u baahan yahay xisaab waa inaad ku dheeraysaa xisaabta noocayadeeda kala duwan, dabcan waxbarashada waxay u baahan tahay dadaal iyo sabar

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme